Wabiga Jubba oo ku fatahay Deegaanka loo Dalxiis tago ee Goobweyn (Sawirro)

Wabiga Jubba ayaa ku fatahay xaafado katirsan deegaanka  loo dalxiis tago ee Goobweyn oo kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose , waxaana fatahaadaasi saameyn ku yeelatay dadkii kunoolaa deegaankaasi. Sida aan Wararka ku heleyno biyaha wabiga ayaa ku fatahay xaafado katirsan deegaanka goobweyn, waxa uuna fatahaada sababay in dadkii kunoolaa xaafadaha biyaha … Continue reading Wabiga Jubba oo ku fatahay Deegaanka loo Dalxiis tago ee Goobweyn (Sawirro)